Axmed Madoobe iyo wafdi uu horkacayo oo Boosaaso ku sii jeeda

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Kismaayo, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Waxaa uu magaalada Boosaaso wada hadalo kula qaadan doonaa Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa halkaas. Safarka Axmed Madoobe ee Puntland ayaa … Continue reading Axmed Madoobe iyo wafdi uu horkacayo oo Boosaaso ku sii jeeda